dagaalyahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof geesi ah oo tabaha iyo xeeladaha dagaalka yaqaan.