dalaabid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid. 2. eeg dalaaw².

dalow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.
  2. Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.

dalaaw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw¹ (2).
  2. Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².