dalaaqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalaaq³. ld dalaaq¹.

dalaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dalaaqid.
  2. Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
  3. Naag dalqaddeeda siin.