dalqan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld dalqamid. ld dulqan¹.
  2. Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².

dalqamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.

dulqan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dalqan¹.
  2. ld dalqan².