dulqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dalqan¹.ld dalqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dalqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo. 2. ld dalqamid. ld dulqan¹.Hadal badan oo aan laga fiirsan ku hadlid. ld dulqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0