Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Ka d.: cid in ay hadal badan oo aan laga fiirsan tiraahdo ku khasbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur