Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld danaani¹.
ld danaani².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.
Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur