daf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. (muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh.
  2. Cod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.
  3. Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur