daree

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. Nafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur