dareeridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dareer². ld dareer¹, dureer¹, dureerid.
dareerQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.1. Hoore si aan kala go'lahayn u socosho. 2. Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².