daxal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dheeh cillaan guduud ah oo birta iyo xadiid-sulubka ku dul samaysma marka ay biyuhu la falgalaan maaddadooda; mirir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mirir

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. 1. Dheeh guduudan oo uumi-biyoodku biraha ku dul sameeyo. 2. Cida ay riyuhu sameeyaan marka ay dhashooda waayaan. 3. (-rro, m.dh) Daqiiqad.
  2. 1. Bir mirir yeelasho. 2. Ri'ilmeheeda wayday ciyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur