raac

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-cay, -cday)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) Waddoqaadid. 3. (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.

Lamidka: waddoqaadid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur