dayowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.