dayow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.
  2. Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dayoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dayow². ld dayow¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur