dayroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. D. ah.: ilmo waalidkiis ka quustay oo guriga laga eryey. 2. ld dayrin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).Lamidka: deelSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dayrinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dayri. ld dayris, dayro (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0