dayuuradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Gaadiid hawada mara, rakaabka iyo xamuulka qaada, jaad ka mid ahna lagu dagaallamo. ld dayaarad, diyaarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dayaaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dayuurad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
diyaaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dayuurad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0