garoon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
- Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha.
- Neef lo'ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seeny.
- 1. Dhul geedo ka dhammayn. 2. Madax timo ka murxi.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha: