dedaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dadaal¹.ld dadaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dadaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00