dadaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.
  2. 1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dedaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dadaal¹.
  2. ld dadaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur