dadaalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dadaal². ld dedaalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dadaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dedaalidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dadaalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0