dhibiibtirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay. 2. ld dhibiibtirid. ld dhibibtir¹.Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhibiibtiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhibiibtir². ld dhibibtirid, dhibiibtir¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhibibtirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhibiibtir¹.ld dhibiibtir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0