deexoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-xday, -xatay)Macnaha:1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dalqamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dalqan². ld dalqan¹ (2), dulqami, dulqan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0