delta

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Dhul webi afkiisa ah oo u eg marawaxad, oo uu webigu dhigay wixii adke ahaa ee uu sidey oo aanay wada qaadi karin mowjaduhu. D.ha webiga Nayl waxaa loo yaqaan bad ujeediye dhabar-galloocan; deltaha Misisibina lug-faro-shimbireed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

d

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

Lamidka: deel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur