demokaraatiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:D. ah.: qof aaminsan ama ku dhaqma mabda'a demokaraatiyada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).Lamidka: deelSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0