dhaadhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.
  2. Meel hoose u degid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaadhicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhacdhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
  2. 1. Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin. 2. Dhawr mar dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur