dhaadhicidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhaadhacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lacag aan la xoogsan oo qofka siyaaba dadban ku soo gasha. 2. ld dhaadhicid. 3. ld dhacdhac¹.Meel hoose u degid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00