dhaaf

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deyn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-no, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Lacag iwm oo lays amaahsho. 2. Haadaan; jar.
  2. eeg daa. ld dayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur