dheer
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Siil.
- 1. (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho. 2. (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho. 3. (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
Lamidka: Siil
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

