dhaafi
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
- 1. (f.g) Wax meel ka gudbin. 2. (f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin. 3. (f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

