dhaafsanQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0