sarsar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Jeexjeex yaryar oo aan maqaarka dhaafsanayn oo oogada loo yeelo. 2. Oodda reerka dusha uga wareegsan; deyr; meegaar; 3. Dhinac.
  2. Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

deyr

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld deyd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meegaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld maageer¹.
  2. ld maageer².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhinac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur