kooban
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
- Ku k.: wax koobmay noqosho.
- 1. Wax la koobay ahaansho. 2. Ku k.: wax ku eg meel oo aan dhaafsaneyn ahaansho. “Ceebtaasi Cali bay ku koobantahay”. 3. Ka k.: wax dhawr shey isugu jira ahaansho.

