dhaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caddayn magaca Eebbe lagu adkeynayo in wax laga run sheegayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur