baan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nan, m.l)

Macnaha:

  1. Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska.
  2. Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah.
  3. Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.