dhabcaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.Naag aan hantideeda wax ka bixin. ld dhabcaalad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhabcaaladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dhabcaal².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00