gacan-adagQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-kaa, -kayd)Macnaha:Wax, waxbixinta ku adagtahay ahaansho (qof); bakhayl; muudal, dhabcaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bakhaylQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0