dhabiilQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida. 2. Quuddarraynta. ld dhabiilid.1. Wax tashiilid. 2. Wax quuddarrayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhabiilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhabiil². ld dhabiil¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0