hagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Isku ladidda hawl ama arrin wax ka qabashadeeda la isku lado; xoogdhabiil; dhagar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayaano.Khayaano cid ku samayn.Lamidka: KhayaanoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0