dhabqalallo

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Macnaha:

  1. Dh. ah: qof maankiisa wax u dhimmanyihiin; dhaandhaan; sacsac; sawir.

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.

dhaandhaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin.
  2. Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.

sacsac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareeyey.

sawir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta. 2. Qof aan caqli lahayn; nacas.
  2. Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.