qarowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qaraw¹.ld qaraw².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qarawQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hadal iyadoo la hurdo lagu hadlo.1. Riyo dhexdeed hadal la maqlayo ku dhawaaqid. 2. Xanuun la tarsaasiyid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0