dhaf
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-fay, -ftay)
Macnaha:
- 1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

