dhafan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)

Macnaha:

  1. Wax la dhafay noqosho.
  2. Wax la dhafay ahaansho.