bacad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho. 3. Meel kulul oo qorraxda hayso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

