dhammaystir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax qabyo, lagu ebyo. 1. ld dhammaystirid.
  2. Wax qabyo ah ebyid.

dhammaystirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhammaystir².