dhardhaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood. 2. Dhagax weyn oo la qaadi karo. 3. ld dhardhaarid. ld dhadhaar¹.
  2. Naxash.
  3. (xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.
  4. Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naxash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (naxash/-shyo, m.dh) ld nacash (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhardhaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhardhaar². ld dhadhaar¹, dhadhaarid, dhardhaar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhadhaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhardhaar¹.
  2. ld dhardhaar4.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur