dharidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhar². ld dhadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dharQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg dhad. ld dharid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0