dhar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nooc huga ka mid ah, cudbi, dhogor, xariir iwm ka samaysan oo dad ku xirto ama huwado. 2. Lebbis.
  2. 1. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lebbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld labbis¹.
  2. ld labbis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur