dhawaajin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhawaaji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhawaaji

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ka dh.: wax dhawaaq ka keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur