yeeri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhri-yid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur