garaac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto. 2. Nuugid badan. 3. ld garaaci.
- Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeela.
- 1. Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho. 2. Dhaaryid. 3. Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

